Nolosha Cusub
Skip Navigation Links

Duruus

Sidee u aragtaa Masiixa?
Jidka Caddaaladda
Taariikhda Kiniisadda
Aan Iska Daayno Qaadka
Tafsiirta Kitaabka Bilowgii
Tafsiirta Warqaddii loo qoray dadkii Cibraaniyada
Arrimaha Guurka iyo Qoyska
Barnaamijyada Codka Nolosha Cusub aad iyo aad bay u tiro badan yihiin, maadaama ay Idaacaddu bilaabantay 1974. Imminka waxaad dhegaysan kartaan lix taxane oo ka mid ah. Mustaqbalkana haddii Eebbe raalli ka noqdo, waxaan doonaynaa inaannu diyaargarayno oo idiin soo bandhigno taxanayaal kale oo ah barnaamijyo wakhti hore la duubay lagana sii daayay mowjadaha gaagaaban ee hawada.







"Ilaah caawimaaddiisa ayaan eraygiisa ku ammaani doonaa,
Waayo, Ilaah baan isku halleeyey, oo innaba baqi maayo,
Haddaba bal binu-aadmigu muxuu igu samayn karaa?
"

Sabuurka 56:4