|
Jadwalka Taxanaha ee Codka Nolosha Cusub
Raadiyo Feba, Saacadda Geeska Afrika: 2000--2028
[UST +3]
MOWJADDA: 49 MB, 6180 kHz
Walaalayaalow, boggan Nolosha Cusub waxaa weeye laanta muhiim oo Idaacadda Codka
Nolosha Cusub oo ka bilowday faafiskii Injiilka Masiixa Sebtembar, 1974. Haddii
aad deggan tahay Yurub, Afrika ama Aasiya, laga yaabaa waxaad dhegaysan kartid Idaacaddeenna.
Hoos waxaa ku qoran jadwalka barnaamijyada:
|
Axadda
|
Isniinta
|
Talaadada
|
Arbacada
|
Khamiista
|
Jimcaha
|
Sabtida
|
|
Arooska iyo Guurka
|
Cibaadada |
"Spotlight 2" [Dersiga af-Ingiriisiga]
|
Badbaadada
|
Caafimaadka Qoyska & Jidka Caddaaladda
|
Su'aal & Jawaab
|
Sabuurrada
|
|