|
Sayid Ciise Masiix wuxuu na baray midnimada aadmiga. Sidaas daraadeed, hawshayadu
arrin keli ahaanteeda u xayndaaban ma aha. Waxaanu wada shaqaynaa walaalo kale oo
kala jinsi ah oo aanu wada wadaagno iimaanka, isla markaana aanu ka midaysanahay
hawlgalka iyo ula-jeeddadaba. Haddaba haddii aad doonaysid inaad la xiriirtid bog
kale oo aad u xiiso leh, fadlan hoos ka fiirso:
Bogag af-Carbeed
Bogag af-Soomaali
Filinka ku saabsan Sayid Ciise Masiix
|