Skip Navigation LinksQoraal > Aqoondirsad > Wixii Aan Ka Maqalnay Nebiyada > Casharka 1aad - Nuux

Skip Navigation LinksCasharka 1aad - Nuux

Imtixaanka
1   |  2   |  3   |  4   |  5   |  6   |  7   |  Imtixaanka

IMTIXAANKA CASHARKA

1. Markii aan ka hadlayno dembi Eebbe looga soo horjeedo waxaynu uga gol leenahay



2. Ciqaabta Eebbe waxay dusha ka saaran tahay dembiga waayo



3. Edbinta Ilaah, ee jacaylka ku timaadda, ayaa looga gol leeyahay sida 3



4. Axdiga Ilaah la dhigtay Nuux wuxuu ahaa heshiis Ilaah ku khasbaya inuu ka difaaco Nuux xukunka marka Nuuxna ay ahayd inuu



5. Nuux waa la badbaadiyey waayo wuxuu



RUN MISE BEEN


6. Bacdamaa dembi uu yahay xaalad aan joogto ahayn, wax yar baa loo baahan yahay si loo beddelo xaaladda oo loo dhaqangeliyo xiriir saaxiibtinnimo oo dhex mara dadka iyo Ilaah.

7. Axdiga Ilaah la dhigtay Nuux wuxuu ahaa heshiis ka dhexeeya laba qaybood oo leh mas'uuliyad waajib ah oo noqonaysa in Nuux addeeco Ilaah; oo Ilaahna dammaana-qaado badbaadada Nuux.


8. Nuux awood uu doorasho ku sameeyo ma uusan lahayn markii ay hor timid xaaladda ah aqbalidda xiriirka axdiga Ilaah keenay ee dammaana-qaado badbaadadiisa.


9. Markii Nuux galay doonnida ayuu si buuxda ugu hoggaansamay Ilaah si uu uga difaaco ugana badbaadiyo xukunka.


MEELAHA BANNAAN BUUXI


10. Dembigu waa xaaladda dadku ay sababeen markii ay Ilaahay


11. Eebbe wuxuu Nuux u doortay in dadka uu ku wargeliyo xukunka iyo jidka .


12. Ilaah wuxuu ku waajibiyey qudhiisa si uu keeno difaac iyo waddo badbaadineed; Nuuxna waxaa lagu waajibiyey inuu Ilaah.


13. Nuux looma badbaadin inuu xor ka yahay xaaladaha dembiga daraaddeed, laakiin waxaa loo badbaadiyey waayo wuxuu Ilaah si uu ugu sameeyo isaga waddo uu kaga baxsado xukunka..


14. Eebbe waxay ahayd inuu dul keeno dadka ciqaab waayo dadku waxay ka hor yimaaddeen


15. Markii Nuux soo galay doonnidii, wuxuu si buuxda u noqday mid Ilaah difaaciisa iyo badbaadada ciqaabta laga badbaadinayo..


Magacaaga oo dhan:
Cinwaanka Iimaylka:
Magaalada:
Waddanka:
Su'aal ama Ra'yi:

Qaybta
1   |  2   |  3   |  4   |  5   |  6   |  7   |  Imtixaanka


Hosted by WinHost    |    © 2018 Nolosha Cusub - All Rights Reserved