Skip Navigation LinksQoraal > Aqoondirsad > Wixii Aan Ka Maqalnay Nebiyada > Casharka 2aad - Ibraahim

Skip Navigation LinksCasharka 2aad - Ibraahim

Imtixaanka
1   |  2   |  3   |  4   |  5   |  6   |  Imtixaanka

IMTIXAANKA CASHARKA

1. Si uu ula xiriiro abuuristiisa ayuu Eebbe doortay inuu shaqadiisa u isticmaalo



2. Dareenka aad ka haysan karto baahida iyo jacaylka aad u qabto inaad Ilaah si buuxda u fahantid waa nooc yeeris ah oo muujinaysa sida Ilaah kuu danaynayo. Adiguna, sidii Ibraahim, waa khasab inaad ugu jawaabto,



3. Ibraahim wuxuu ku muujiyey rumaysadkiisii,



4. Tusaalihii Ibraahim uu ku bixiyey inankiisa waa tusaale rumaysad iyo hoggaansanaan leh oo ina baraysa innaga in



5. Ilaah wuxuu dan ka leeyahay dadka, oo ah kuwa ugu sarreeya abuuristiisa, oo wuxuu ka doonayaa ama ka filayaa dadka oo dhan inay



RUN MISE BEEN

6. Xiriirka Ilaah la leeyahay dadka ayaa muujinaya inay isaga muhiim u yihiin waayo wuxuu iyaga la qaybsadaa mas'uuliyadda iyo wanaagga (ama waxtarka).

7. Eebbe wuxuu oggolaaday in rumaysadka Ibraahim ku koro dhacdooyinkii la soo gudboonaaday, taasoo loola jeeddo inaanu arag wax dhibaato ah.


8. Ibraahim wuxuu ku muujiyey rumaysadkii uu Ilaah ku qabay markii uu muujiyey jacaylka uu dadka kale u qabay, oo uu si buuxda u addeecey uguna hoggaansamay Ilaah.


9. Waaqdhaaca beddelaadda ee Ilaah keenay ayaa ina xusuusinaysa in Ilaah mar kasta furasho keeno, waa waaqdhaac kaamil ah oo innagoo dhaniba leenahay, kaasoo inaga ilaalinaya seefta ciqaabta soo socota.


MEELAHA BANNAAN BUUXI

10. Baaqii Eebbe ee Ibraahim waxaa ku jiray saddex shuruudood iyo saddex


11. Addeecistiisii uu uga jawaabay amarradii Ilaah, Ibraahim wuxuu muujiyey .


12. Wiilkii Ibraahim waa la badbaadiyey waayo waxa la keenay neef ku habboon waaqdhaac oo Ilaah u keenay sidii


13. Isla sidii Ibraahim sameeyey, Ilaah wuxuu doonayaa in dadka oo dhan ay isaga la yeeshaan..


14. Laba tallaabo oo aad qaadi karto, kuwaasoo kuugu hoggaaminaya nolol cusub oo rumaysad leh, waxay yihiin:
1) Si daacad ayaad u kartaa oo weyddiisan kartaa Eebbe inuu kugu hanuuniyo runtiisa.
2) Waxaadna sii wadi kartaa inaad wax ka barato nimankii waaweynaa ee Ilaah.


15. Beddelaadda waaqdhaaca ee wiilkii Ibraahim waxay ina tusaysaa in Ilaah uu xukumo dembiga, isagoo haddanna u fidinaya dembiilayaasha..


Magacaaga oo dhan:
Cinwaanka Iimaylka:
Magaalada:
Waddanka:
Su'aal ama Ra'yi:

Qaybta
1   |  2   |  3   |  4   |  5   |  6   |  Imtixaanka


Hosted by WinHost    |    © 2017 Nolosha Cusub - All Rights Reserved

BishaaroWeyn (Facebook)     NoloshaCusub (YouTube)

@somalinewlife (Twitter)     +NoloshaCusub (Google+)