Skip Navigation LinksQoraal > Aqoondirsad > Wixii Aan Ka Maqalnay Nebiyada > Casharka 3aad - Yuusuf

Skip Navigation LinksCasharka 3aad - Yuusuf

Imtixaanka
1   |  2   |  3   |  4   |  5   |  6   |  Imtixaanka

IMTIXAANKA CASHARKA

1. Yuusuf qabkiisii iyo xaasidnimadii walaalihiis ayaa muujiyey in



2. Markii Yuusuf dib u eegay noloshiisii hore iyo dhacdooyinkii u keenay qabsashadiisii wuxuu arki karay in



3. Qisadii Yuusuf waxay ina baraysaa in Eebbe oo lagu kalsoonaado ay macnaheedu tahay 3



4. Dhacdooyinkii Yuusuf waxay ina bareen in



5. Yuusuf wuu iskibrin lahaa markuu jagadaas gaaro oo waxaa gubi lahaa fikradda ah inuu aarsado haddanay ahayn



RUN MISE BEEN

6. Ilaah wuxuu u oggolaaday Yuusuf inuu silco si uu xiriir sokeeye ula yeesho oo uu ugu diyaariyo hawshii adkayd ee soo socotay.

7. Markaynu dib u eegno dhacdooyinkii noloshii Yuusuf, waxay xaaladdu ku soo biyo-shubanaysaa inuu ahaa mid nasiib ku socday.


8. Yuusuf noloshiisii waxay muujinaysaa in markii jirrabaaddu inoo timaaddo aynu wax yar samayn karno si aynu uga hortagno ama uga guulaysanno jirrabaaddaas.


9. Ilaah wuxuu u isticmaalay dhacdooyinkii Yuusuf inay faa'iido kama dambeys ah u noqoto dad badan.


MEELAHA BANNAAN BUUXI

10. Waxaynu arkaynaa daryeelka Eebbe iyo waxyaabaha uu siiyey dadkiisa ee ku cad noloshii Yuusuf, taasoo Ilaah maareeyey si doonistiisa loo yeelo.


11. Yuusuf dabeecaddiisii is-hoosaysiinta lahayd ee uu ugu shaqeeyey ninkii reer Masar ee maalqabeenka ahaa ayaa waxay mujinaysaa in kibirkiisii isku beddelay is-hoosaysiin oo waxay ahayd wax muujinaya inuu su'aal la'aan ku aqbalay Eebbe.


12. Inkastoo uu ahaa mid ku dhibaatoobay nacaybkii walaalihiis u qabeen, haddana Yuusuf ma uu doonayn inuu ka iyaga.


13. Yuusuf dabeecaddiisii iyo hawlkarnimadiisii uu ka muujiyey xabsiga iyo markuu ka shaqaynayey gurigii sarkaalka ayaa labadaba muujiyeen iyo Ilaah..


14. Eebbe wuxuu sida badan isticmaalaa adadag si loo barakadeeyo dadkiisa.


15. Jawaabtii Yuusuf uu siiyey walaalihiis kuwaas oo ula dhaqmay si foolxun waxay ina tusaysaa inuu ahaa mid fahmay ulajeeddooyinka Ilaah oo aqbalay Ilaah..


Magacaaga oo dhan:
Cinwaanka Iimaylka:
Magaalada:
Waddanka:
Su'aal ama Ra'yi:

Qaybta
1   |  2   |  3   |  4   |  5   |  6   |  Imtixaanka


Hosted by WinHost    |    © 2017 Nolosha Cusub - All Rights Reserved

BishaaroWeyn (Facebook)     NoloshaCusub (YouTube)

@somalinewlife (Twitter)     +NoloshaCusub (Google+)