Skip Navigation LinksQoraal > Aqoondirsad > Wixii Aan Ka Maqalnay Nebiyada > Casharka 6aad - Ishaacyaah

Skip Navigation LinksCasharka 6aad - Ishaacyaah

Imtixaanka
1   |  2   |  3   |  4   |  5   |  6   |  Imtixaanka

IMTIXAANKA CASHARKA

1. Ishacyaah muuqaalkiisii Rabbigaa Awoodda leh waxay muujinaysay



2. Masaalka beerta geed-canabku wuxuu muujinayaa in Eebbe ka doonayo dadka inay



3. Dadka, tabarta daran markii jirrabaadda sharku ku timaaddo, waxay u baahan yihiin muujinta Ilaah ee



4. Markii Eebbe quduusnimadiisa iyo caddaaladdiisu ayan dembi oggolaan, jacayl buu ku sameeyey jid uu dembiilaha toobadkeenaa uu ku helo cafis isagoo



5. Isagoo isticmaalaya nebiyada ayuu Eebbe shaaca ka qaaday in waaqdhaaca xooluhu uu yahay



RUN MISE BEEN

6. Ishacyaah, oo ahaa mid ka mid ah nebiyadii ugu waaweynaa, ayaa waxaa jeclaystay dad badan waayo isagu wuxuu ka yimid qoys masaakiin ah.

7. Muuqaalkii Ishacyaah ee Ilaah laga tusay si weyn buu isaga u saameeyey waayo wuxuu arkay quduusnimada Ilaah marka loo barbardhigay kharribnaanta dadka, taasoo keenaysay ciqaab la hubo.


8. Farriinta xukunka ee uu Ishacyaah ku wacdiyey waxay u muujisay dabeecadda Ilaah sida aabbe ulajeeddadiisu tahay inuu ciqaabo carruurtiisa fasahaadday.


9. Waaqdhaaca xoolaha wuxuu ahaa calaamad muujinaysa waaqdhaac weyn oo dhab ah, oo waaqdhaacaasu wuxuu ahaa Bixiyaha, kaasoo dadka ka dhex muuqan lahaa oo ka badbaadin lahaa dadka dembiga ku dheggan.


MEELAHA BANNAAN BUUXI

10. Si uu uga digo dadkiisa xukunka ama ciqaabta soo socota, Eebbe wuxuu u baahnaa


11. Ishacyaah wuxuu inoo sheegay in furashada Ilaah ay u diyaar tahay kuwa aqbali doona .


12. Ishacyaah wuxuu ogaa in ficillada diimaha ayan dadka ka karin dembigooda.


13. Ulajeeddada waaqdhaaca xoolaha wuxuu ahaa inuu sharraxaad ka bixiyo dembiga..


14. Ishacyaah wuxuu sii-sheegay in iftiinka rajada soo bixi doono si uu u beddelo mugdiga caloolxumidda markii Bixiyahu yimaado, kaasoo ka dhalan doona


15. Oggolaanshaha Addoonku ee inuu waaqdhaac ahaan naftiisa u bixiyey aawadeed, ayaa nabaddii ka dhexaysey iyo banii-aadanka dib loo soo celin karaa..


Magacaaga oo dhan:
Cinwaanka Iimaylka:
Magaalada:
Waddanka:
Su'aal ama Ra'yi:

Qaybta
1   |  2   |  3   |  4   |  5   |  6   |  Imtixaanka


Hosted by WinHost    |    © 2017 Nolosha Cusub - All Rights Reserved

BishaaroWeyn (Facebook)     NoloshaCusub (YouTube)

@somalinewlife (Twitter)     +NoloshaCusub (Google+)