Skip Navigation LinksQoraal > Aqoondirsad > Wixii Aan Ka Maqalnay Nebiyada > Casharka 8aad - Ciise

Skip Navigation LinksCasharka 8aad - Ciise

Imtixaanka
1   |  2   |  3   |  4   |  Imtixaanka

IMTIXAANKA CASHARKA

1. Dhalashadii Ciise Masiix wax-sii-sheegid ayaa lagu kaamilay



2. Calaamadda waaqdhaaca ama allabbariga, ayaa Ilaah madaxfurasho ugu keenay inankii Ibraahim. Waxaynu kaloo aragnaa in Masiixa loo keenay sidii



3. Isagoo ah mid aan eed lahayn, hoggaansan, aan dembi lahayn; oo dusha ku qaatay murugo, silic, iyo hoosaysiin, ayuu Masiixu noqday muujintii ugu weynayd ee Ilaah ku tusayey



4. Sidii nebiyadii ka horreeyey ay dadka bareen, ayaa Ciise Masiix dadka baray in Ilaah uu ciqaabayo dembiga laakiin uu keenayo jid lagu badbaadiyo



5. Ciise Masiix wuxuu baray in dadka dembiga ugu dhaceen doorashadooda aawadeed; sidaas daraadeed, si ay u badbaadaan waa inay



RUN MISE BEEN

6. Farriinta ugu muhiimsan ee nebiyada, sida Muuse, Daa'uud, iyo Ishacyaah waxaa xuddun u ahaa qofnimada iyo hawlaha Ciise Masiixa.

7. Markii uu la halgamayey jirribaadda Shayddaanka, ayaa Ciise Masiix muujiyey in qof jirribaadda ka guuleysan karo haddii ay ulajeeddadiisu tahay inuusan dembaabin.


8. Xeerkii calaamadda ahaa ee waaqdhaaca xoolaha, ayaa Ilaah sharraxaad ka bixiyey sida caddaaladda iyo jacaylka laysugu dhinac wadi karo.


9. Inkastoo waaqdhaaca ama allabbariga Wanka Ilaah ee kaamilka ahi ku filan yahay furashada banii-aadanka oo dhan, ayaa haddana cafintu u timaaddaa oo keliya kuwa rumaysad ahaan aqbala in allabbarigan iyaga loo keenay.


MEELAHA BANNAAN BUUXI

10. Hadal nebiyeedka oo dhan waxaa xuddun u ahaa qofnimada iyo hawsha


11. Ciise Masiix wuxuu dadka baray inay kaga guulaysan karaan jirrabaadaha Shayddaanka awoodda ee qoran.


12. Dadku waxay dembiga ugu dhacaan markii ay sameeyaan doorasho, waxaana badbaado ku heli karaan oo keliya


13. Sarakiciddiisii dabadeed, Ciise, isagoo ka bilaabaya Muuse, ayuu u sharraxay xertiisii wixii nebiyadu yiraahdeen ee ku saabsanaa .


14. Inkastoo ay dhici karto inaynaan marnaba si buuxda u fahmin jacaylka Ilaah iyo dabeecadda waaqdhaaciisa, xiriirka aynu isaga la leenahay waa inuu ku salaysnaadaa kalsooni: waana inaynu aqbalno isaga, innagoo


15. Ma aha oo keliya in Ciise Masiix u silcay beddelkeenna si uu inooga xorreeyo hoos-u-dhiciddii uu dembigu inoo keenay iyo dabka naarta, laakiin wuxuu kaloo u silcay si uu u soo celiyo aynu Eebbe la lahayn..


Magacaaga oo dhan:
Cinwaanka Iimaylka:
Magaalada:
Waddanka:
Su'aal ama Ra'yi:

Qaybta
1   |  2   |  3   |  4   |  Imtixaanka


Hosted by WinHost    |    © 2018 Nolosha Cusub - All Rights Reserved

BishaaroWeyn (Facebook)     NoloshaCusub (YouTube)

@somalinewlife (Twitter)     +NoloshaCusub (Google+)