Skip Navigation LinksHoyga > Bogag Kale > Aannu baranno af-Ingiriiska

Skip Navigation LinksAannu baranno af-Ingiriiska

Ma dooneysaa inaad af-Ingiriiska barato? Ama ma dooneysaa inaad kordhisid aqoontaada af-Ingiriiska? Waxaanu kugu dhiirrigelineynaa inaad booqatid website-kan.

Spotlight waa barnaamijyo raadiye oo maalintiiba 15 daqiiqo lagu baro af-Ingiriiska. Barnaamijyadan waxaa loo soo daayaa hab gaar ah oo dhegeystayaasha adduunka u fududeynaya inay fahmaan.

Barnaamijyadan waxaad ka dhegeysan kartaa "online" haddii "internet" kuu xidhan tahay, adiga oo isla marka aad dhegeysanayso akhrisanaya. Barnaamijyadani waxay ku saabsan yihiin mowduucyo kala duduwan oo adduunkan casriga ah nolosheenna saamayn ku leh. Waxaad kale oo barnaamijyadan "Spotlight Special English" oo af-Soomaali lagu turjumey, maalin kasta oo Talaado ah fiidkii ka dhegeysan kartaa raadiyaha Codka Nolosha Cusub Saacadda Geeska Afrika: 2000--2028 [UST +3], MOWJADDA: 49 MB, 6180 kHz. Halkan waa jadwalka.

Spotlight


Hosted by WinHost    |    © 2018 Nolosha Cusub - All Rights Reserved

BishaaroWeyn (Facebook)     NoloshaCusub (YouTube)

@somalinewlife (Twitter)     +NoloshaCusub (Google+)